Dil qorsheysan oo ka dhacay Magaalada Muqdisho & faahfaahino ka soo baxaya

Nin dhalinyaro ah ayaa maanta lagu dilay qeybta khudaarta ee Suuqa Bakaaraha magaalada Muqdisho. Dilkan ayey dad goob joogayaal ah sheegeen iney ka dambeeyeen kooxo bastoolado ku hubeysan oo rasaas ku boobsaday ninkan oo suuqa dhex socday. Wararka ayaa sheegaya in dilka ka dib ay goobta ka carareen raggii geystay ee bastooladaha ku hubeysnaa. Ciidamada … Continue reading Dil qorsheysan oo ka dhacay Magaalada Muqdisho & faahfaahino ka soo baxaya